Tafsiir Quraan kariim Af somali
72 ) Oogana Salaadda kana Dhawrsada Eebe waa kan Xaggiisa laydiin soo kulmine.
73 ) waana kan Eebe u Abuuray Samooyinka iyo Dhulka Xaq Maalinta uu Dhihi Ahow wuu ahaan (waxaasu) Hadalkiisu waa Xaq, wuxuuna Leeyahay Xukunka Maalinta la Afuufi Suurka waana Ogyahay wax Maqan (la arkayn) iyo waxa joogaba, waana Falsame Xeel Dheer.
74 ) Ka Warran markuu ku yidhi (Nabi) Ibraahiim Aabihiis Aazara ma waxaad ka ka Yeelan Samamyo ILaahy, waxaan kugu Arkaa adiga iyo Qoomkaagaba Badi Cad.
75 ) Saasan u Tusinnay Ibraahiim Xukunka Samooyinka iyo Dhulka inuu ka Mid Noqdo kuwa Yaqiiniya (Xaqa).
76 ) Markuu ku Maddobaaday Habeenku wuxuu Arkay Xiddig Wuxuuna yidhi kani ma Eebahayaa, markuu dhacay wuxuu Yidhi ma Jedi kuwa Dhaca.
77 ) Markuu Arkay Dayaxa oo soo Muuqda wuxuu yidhi kani ma Eebahayaa markuu dhacay yidhi Haduusn I hanuunin Eebahay waxaad ka mid Noqon kuwa Dhuma.
78 ) Markuu Arkay Qorraxda oo soo Muuqata wuxuu Yidhi kani ma Eebahayaa kanaa. Wayne, Markay Dhaeday wuxuu Yidhi Qoomkayow Bari Baan ka ahay waxaad la Wadaajinaysaan (Eebe).
79 ) Anugu waxaan u Jeediyey Wajigayga Eebaha Abuuray Samooyinka iyo Dhulka anoo Toosan oon ka mid ahayn Gaalada.
80 ) Way Ladoodeen Nabi Ibarahim Qoomkiisa, wuxuuna yidhi ma waxaad igula Doodaysaan Eebe, Isagoo l hanuuniyey, oonan ka Cabsanayn waxaad la Wadaajinaysaan, in Eebahay wax doono Mooyee, Eebahay waa u Waasac (Awoodleeyahay) wax kasto Ogaansho, niyeydaan Xusuusanayn (wax).
81 ) Sideen uga Cabsan waxaad la Wadaajiseen idinkuna aydaan ka cabsanayn inaad la wadaajiseen Eebe wuxuusan u soo Dajinen Xujo, ee Labada kooxood (Muslimka iyo Gaalada) koodee Mudan Nabadgalyo Haddaad wax Ogtihiin.
Tafsiir Quraan kariim Af somali
82 ) Kuwa xaqa Rumeeyow oon ku Dheehin limaankooda Dulmi (Gaalnimo) kuwaasaa Nabadgalyo u Sugnaatay Hanuunsanna.
83 ) Taasina waa Xujadanadii aa u siinnay Ibraahiim Qoomkiisa waxaan koryeelaa Darajaadka Ciddaan Doonno Eebahaana waa Falsame Oge ah
84 ) Waxaan Siinay Isxaaq iyo Yacquub Dhammaana waana Hanuuninay, Nabi Nuuxna waan Hanuuninay waqti Hore, waxaana ka mid ah Faraciisii Nabi Daawuud, Sulaymaan, Ayuub, Yuusuf, Muuse iyo Haaruun, Saasaana ku marinaa SamoFalayaasha.
85 ) Iyo Zakariye, Yaxye, Ciise ILYaas, Dhammaan waxay ahaayeen kuwo Suubban,
86 ) iyo Islaaeiil Alyasac, Yuunus, iyo Luudh, Dhammaan waxaad ka Fadilnay Caalamka.
87 ) Iyo Aabayaalka iyo Faracoodii iyo Walaalahood waana Dooran waana ku Hanuuninay Jidka Toosan.
88 ) Kaasi waa Hanuunki Eebc wuxuulla ku Hanuuniyai Cidduu Doono oo ka mid ah Addoomadiisa hadday wax La wadaajiyaari Eebana waxaa ka Bun waxay Fali Jireati.
89 ) Kuwaasu'awn kuwaan siinay Kitaabka, Xukukiiyo Nabixinuada, Fladday ka Gaaloabaanna Kuwaasu aCijaalada Makaads waxaan a a'akaalay Qoom aan ka (Jaaloobayn, (Muslimiinta).
90 ) Kuwuas (Nabiyada) waeye kuwu Eebe hasiuusaniyey ee Hanuunkooda kit dayo. Waxaadssa Dhahdaa Idirna warsananyc LJjuuro, eewaauunwaanada caalsmka.
91 ) wayna waynaynin kebe Waynaantiiil Xaqa ah, Mackay Dhaw been kuma son Dejin hebe Dad waxba, waxtad t} hahdaa yaa 500 Dejiyay Kitaahkii uu layimid Nahi M Anne Isagoo fatiin Hanuuna u ab Dadka ood Yeelasecn wurqado and Muujisaan. Nodsin qurisuan wan wan Budun, waxawna laydin Baray waxaydaan Aqoonin idinku iya Aubaynnlkiin, waxau Dhuhdau Eebaa (sun Dejiyay) markaus saga tag Dhumbaahudusnda Iyagon Ciyaari
92 ) Kanna wan Kitaub aan soo Dejinay oo Barakaysan, oo Runiayn wixii ka Horreeyey iyo inaad ugu Digtid Maka ye Dhinaeyadeeda, kuwa Rumeyn Aakhira waxay Rumeyn Quraanka Salaaddana way ILaalin.
93 ) Yaa ka Dambi Rado Cid ku Been Abuuratay Eebe ama Yidhi waa Lay Wanyaoday Isagoon lon waxyoonin Waxba, iyo Ckldii Dhahda waxaan son Dejin waxa Eebe soo Dajiyey no kale. Haddaad Araglo markay Daalimiintu Sakaraadka Geerida ko Suganyihiin Malaa'igtuna ku E)hihi Iyagoo ku Taogi Gacmaha Bixiyey Naftiina Maanta waxaa Laydiinku Ahaal Maria Cadaab Dulli ah waxaad ku Dhaheeyseen Eebe Xaqdarro ood Ahaynden (Waxaad as-ki lahayd wax wayn).
MAHAD OO DHAN RABII AYAAY U SUG NAATAY
0 Comments