66 ) hadday ku Camal falaan Tawreed, iyo Injiil, iyo waxa looga soo Dajiyey Xagga Eebahoodna waxay ka Cuni lahaayeen korkooda iyo hoostooda, <<barwaaqo>> waxaa ka mid ah Umad Dhex Dhexaysa wax badan oo ka mid ah ahna waxaa Xun Waxay Fali.
67 ) Rasuulow Gaadhii waxa lagaaga soo Dajiyey Eebahaa (Dadka) Haddaadan Fali Maadan Gaadhsiin Risaaladiisa <<Fariintiisa>>, Eebana kaa Haalin Dadka, Eebana ma hanuuniyo qoom Gaala ah.
68 ) Waxaad Dhahdaa Ehelu Kitaabkow waxba ma Tihiin intaad ka Oogtaan Tawreed, Injiil iyo waxa Laydinka soo Dajiyey Xagga Eebahiin (Quraanka) Wuxuuna u Kordhin wax badan oo ka mid ah waxa Xagga Eebahaa lagaaga soo Dajiyey Xad gudub iyo Gaalnimo ee haw Murugoon Qoomka Gaalada ah.
69 ) kuwa xaqa Rumeeyow iyo kuwa Yuhuudoobay iyo Saabi'iinta iyo Nasaara Ciddi Rumeysa Eebe, Maalinta Dambe (Qiyaamada) oo fala Camal Fiican cabsi Korkooda ma ahaato iyo Walbahaar (Midna).
70 ) waxaan qaaday Ballanka Banii'Israa'iil waxaana u Diray Xaggooda Rasuullo, Markatoo ula Yimaado Rasuul waxaan Naftooda Jeelayn Kox way Beeniyaan Kooxna way Dilaan.
71 ) Waxaayna u Maleeyeen inaan Fidmo Jirin, wayna Indho Beeleen oo Dhago Beeleen, markaasuu Eebe ka Toobad Aqbalay, markaasay Indho Beeleen oo Dhago Beeleen Badan oo ka mida ah Eebana waa Arkaa waxay Fali.
72 ) waxaa Gaaloobay kuwa Yidhi Eebe waa Masiix Ibnu Maryam, Wuxuuna Widhi Masiix (Ciise) Banii Israa'iilow Caabuda Eebe ee ah Eebanay iyo Eebihiin, Ruuxii u Shariig Yeela Eebe (La wadaajiya) wuxuu Eebe ka Xarrimay Jannada Wuxuuna ku hoyan Naarta Daaliman ma helo Gargaare.
73 ) waxaa Gaaloobay kuwa Yidhi ILaahay waa Saddex Midkood, ILaahay mooyee ILaah Kalana ma jiro, haddayna ka joogin waxay Sheegina waxaa Taban kuwa Gaaloobay oo ka mida ah Cadaab Daran.
74 ) Miyeyna u Toobad Keenayn Eebe oyna Dambi Dhaaf warsanayn, Eebana Dambi dhaafe Naxariista ah.
75 ) Masiix (Ciise) Ibnu Maryam ma ahan waxaan Rasuul ahayn, waxaana tagay hortiis rasuuladii, hooyadiisan waxay ahayd rumayso, waxayna cuni jireen Cunnada, day Saannu ugu Caddayn Aayaadka Markaas day Sida loo iilo.
76 ) Waxaad dhahdaa ma waxaad Caabudaysaan Eebe ka sokow waxaan Hananin Dhib iyo dhef (Midna) Eebana Yahay Maqle og.
77 ) waxaad dhahdaa Ehelu Kitaabkow ha ku xadgudbina Diintiinna si aan Xaqa ahaan, hana Raacin hawada qoom dhumay mar hore Dhumiyeynna wax badan kana dhumay Jidka Toosan.
78 ) waa lagu Lacanday Kuwii oo Banii Israa'iil ah Carrabka Daa'wuudd iyo Ciise Ibnu Maryam Arrintaasana waxaa ugu waxaa ugu Wacan Caasinimadooda ahaayeenna kuwa Xadgudba.
79 ) waxayna ahaayeen kuwaan iska Reebayn Xumaan ay Falayaan, waxaa Xun waxay Falayeen.
80 )Waxaad Arkaysaan wax Badan oo ka mid ah oo ka Sokeeya Dhigan kuwa Gaaloobay waxaa Xun waxay u Hortamrsatay Naftooda oo ah in Eebe u Candhooday, Cadaabkana ay ku Waari.
81 ) Hadday Yahiin kuwa Rumeyn Eebe iyo Nabiga iyo waxa lagu soo Dajiyey mayna Yeesheen Sokeeye Gaalo laakiin wax badan oo ka mida ah waa Faasiqiin.
82 ) Waxaad Ogaan kuwa Dadka u Daran Colnimada kuwa Rumeeyey (Xaqa) (Muslimiinta) Yuhuud iyo Musharkiinta (Diin laawayaasha) waxaad Ogaan kuwa ugu soo Dhaw Jacayl kuwa Rumeeyey Xaqa (Muslimiinta) inay Yihiin kuwa dhihi waxaan nahay Nasaaro, Illeen waxaa nahay Nasaaro, Illeen waxaa ka mid ah qaysas iyo Raahibiin Ismana kibriyaan.
83 ) Markaay maqlaan waxa lagu soo Dajiyey Rasuulkana waxaad Arkaysaa indhahoodoo Ilmo ka Daadan waxay aqoonsadeen oo Xaqa ah iagoo dhihi Eebow waan Rumeynay ee nagu dhig Eebow waan Rumeynay ee nagu dhig (Yeel) kuwa marag furi (Xaqa qiri).
84 ) Maxaanaan u rumeynaynin Eebe iyo waxa noo yimid oo xaq ah oonaan u Damcaynin inuu na galiyo (naga yeelo) Ilaahanno qoomka Suuban la Jirkooda.
85 ) Wuuna ku Abaal marin Eebe waxay Dhahaan Janooyin oy socota Dhexdeeda Wabiyaal iagoo ku waari Dhexdeeda, Taasin waa Abaal Marinta Samafalayaasha
MAHAD OO DHAN ILAAHAY BAY USUGNAATAU
0 Comments