Latest Post

6/recent/ticker-posts

Tafsiir Quraan kariim Af somali










 104 ) Haka Daeiifina (Jileina) Doonidda Qoomka

 (Gaalada) haddaad tihiin kuwa Xanuunsan

 iyaguba way xanuunsan sidaad u xanuunsaysaan,

 waxaadna ka rajaynasaan, waxaadna ka

 rajaynasaan Eebe waxayna ka rajaynayn, Eebana waa Oge Falsan 

105 ) Anagaa kugu soo Dijinay Kitaabka si Xaq

 inaad ku kala Xukunto Dadka Dhexdiisa wuxuu 

ku tusiyo Eebe, hana u noqonin Khaa i'n u doode.

106 ) Dambi dhaaf warso Eebe, Ilaahay waa Dami dhaafe Naxariista.

107 ) Ha ka Doodin kuwa Khiayaamayn Naftoodda,

 Eebana ma Jeela Khayaamo badane Dambi badan. 

108 )  waxay iska Darin Dadka iskamana Qariyaan

 Eebe isagoo la jooga markay Maamuli wuxuusan

 Raalli ka ahayn oo hadal ah. Eebana waxay Camal fali  wuu Koobay.

109 ) Idinku kuwaasow waad ka doodeen Xaggooda

 Nolosha Adduunyo, yaase ka doodi Xaggooda

 Maalinta Qiyaame ama u noqo Wakiil. 

110 ) Ruuxii fala Xumaan ama Dulmiya naftiisa

 (Dabaaba) markaas Dambi dhaaf warsada Eebe

 wuxuu ka heli ( ogaana) isgoo Dambi dhaafa ah Naxariistana.

111 ) Ruuxii kasbada Dambi wuxuu uun u kasbaday

 naftiisa (Dhibkeeda) Eebana waa oge Falsan. 

112 ) Ruuxii kasbada Gaf ama Dambi markaas ku

 gana Dambiga ( ku sheega) mid barii ah wuxuu

 Xanaatay Been abuurasho iyo Dambi Cad. 

113 ) Haduusn jirin Fadliga Eebe korkaaga iyo

 Naxariistiisa waxay Hammin lahayd Koox (dooni

 lahayd) oo ma kid ah inay ku dhumiyaan mana

 dhumiyaan Naftooda mooyee mana kaa  dhibaan

 waxba, wuxuuna kugu soo Dajiyey Eebe Kitaabka

 iyo Xigmadda wuxuuna ku baryay waxaadna

 aqoon Fadliga Eebana korkaaga waa ku waynyahay.

114 ) Khayr ma leh wax badan oo Faqooda ah, oona

 ahayn mid fara Sadaqo ama wanaag ama hagaajin

 Dadka dhexdooda, Ruuxii fala Saas Doonid raali 

 ahaanshaha Eebe waxaanu siinay Ajir Weyn. 

115 ) Ruuxii Khilaaf Rassuulka ka Dib intuu u

 cadaaday Hanuunku oo Raaca Jidka Mu'miniita

 midaan ahayn waxaa uga wali yeeleynaa wuxuu

 yeeshay waxaana galinaynaa Jahannamo iyadaan u xun meel loo ahaado.

116 ) Eebe ma dhaafo in lala Wadaajiyo (Cidkale

 Cibaadada) wuuse ka dhaafa waxii waxaas ka soo

 hadhay Cidduu doono. Ruuxii la wadaajiya Eebe Wuxuu dhumay dhumid weyn.

117 ) ma Caabudayaan Eebe ka sokow waxaan

 Dhadig ahayn, mana Caabudayaan waxaan Shaydaan madx adag ahayn. 

118 ) Ha Laenado Eebe Shaydaan wuxuu iydhi waxaan ku yeela Addoomada Qayb Sugan.

119 ) waan baadiyeyn waan yimidiilo (Xun) gali

 waana fari (Xumaanta) waxay na jeex jeexi

 Dhagaha Xoolah waana fari (Xumaanta) waxayna

 dooni abuurka Eebe ka sokow dhab ahaan buu u Khasaaray khasaarwn Cad.

120 ) Wuu u yaboohi ooy yididiila galin mana yabooha Shaydaan waxaan dhagar ahayn. 

121 ) kuwaasna  hooygoodu waa Jahannamo kamana helaan xageed iloowsho ( iyo fakasho) 

122 ) Kuwa Rumeeyey Xaqa oo falay Camal Fiican

 waxaannu galin Janooyin oy socota Dhexdeeda

 Wabiyaal oyna ku waari Dhexdeeda Waligeed.

 Waana yabooha Eebe oo Sugan. Yaa ka run badan Eebe Hadal (cidana).

123 ) Ma ahan (xaalku) yimidiildiinna iyo

 yididiilada ehelu Kitaabka midna, Ciddii fasha

 xuman waa laga Abaal marin mana helayo Eebe ka sokow wali iyo gargaare (Midna).

124 ) Ruuxii fala wanaag Lab ah ama dhidig isagoo

 rumeysan (xaqa) kuwaasu waxay gali janada 

 lagamana Dulmiyo duleel (laftimireed).

125 ) yaa ka diin Fiican Ruuxii u jeediyey  wijigiisa

 Eebe isagoo Sama fali oo raaci Diinta (Nabi)

 Ibraahiim, wuxuuna ka yeeshay Eebe Ibraahiim Khaliil ( mid u gaar ah).

126 ) Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka Eebana waa wax walb koobe.

127 ) waxay ku warsan Haweenka, waxaad

 dhahdaa Eebaa idiin fadyoon (sheegi) Xaalkoda iyo

 wax lagu akhiriyi korkiinna Kitaabka Haweenka

 Agoonta ah ee ah kuwaydaan siinayn waxa loo

 qadaray oo doonaysaan inaad Guursataan iyo

 kuwa tabarta yar ee Caruur Tabar ah,  iyo inaad u

 maamushaan Agoonta cadlaalad, waxaad fashaa oo kheeyr ah ahna Eebe waa ogyahay.

128 ) Hadday Haweeney ka cabsato Ninkeeda

 xaggiisa fogaansho ama jeedsasho dhib ma saara

 korkooda hadday  heshiiyan heshiis, heshiiskan

 Khar ah, waxaan lagu soo kumiyey nafta

 bakhaylnimo,  haddaad so wanaag fashaan ood

 Dhawrsataan Eebe waxad camal Falaysaan waa Ogyahay.

129 ) ma kartaa inaad sintaan Haweejkiinna

 dhexdooda aadba dadasheene ee ha ka iilanina

 iilasho dhan, oo ka tagtaan sid mid xidhan

 (dayacan) haddaad wanaajisaan ood Dhawrsataan Eebe waa Dambi dhaafe Naxariista. 

130 ) haddaad kala tagaan wuu kaafiyaa Eebe mid kasta waasacnimadiisa, Eebana waa qaasac (fadligiisu) waana falsme.

131 ) Eebaa iska leh waxa Samaawaadka ku Sugan

 iyo Dhulka. Waxaana u dardaarnay kuwii la siiyey

 Kitaabka ee idinka Horeeyay iyo I idinkaba ka

 dhawrsada Eebe waxaa u sugnaaday wax ku 

Sugan Samaawaadka iyo Dhulka Eebana waa Hodan Amaanan.

132 ) Eebaa iska leh waxa ku Sugan Samaawaadka iyo Dhulka waana Eebaana filan yahay Eebe Wakiil. 

133 )  Haduu doono wuu idin tagsiin (dhamayn) Dadow Lana imaan kuwo kale wana karaa Eebe taas.

134 )  Ruuxii dooni abaal Adduunyo Eebe agtiisa ayuu jiraa Abaalka Adduunyo iyo Aakhiraba Eebana waa Maqle Arka. 

135 ) kuwa (xaqa) Rumeeyow noqda kuwo u 

istaaga cadlaalad oo ha marag Eebe, bafiinaba ha

 ahaato ama waalidkiin ama qaraabo, hadday

 yihiin ama faqiir Eebaa u Mudnaasho badan ee

 ha ka raacina hawad inaad Caddaalado fashaan,

 haddaadse iilataan ama jeedsataan Eebe waxad camal Falaysaan waa Ogyahay.

136 ) Kuwa (xaqa) Rumeeyow rumeeya Eebe

 (sidhabah) iyo Rasuulkiisa iyo Kitaabka uu ku

 Dejiyay Rasuulkiisa iyo Kitaabuu u Dajiyey horay,

 Ruusiise ka Gaalooba Eebe, Maalintaas, kutubtiisa,

 rasuulfiisa iyo Maalinta Dambe (Qiyaamada) wuu dhumay dhumid fog.

137 ) kuwa Rumeeyey ee Gaaloobay ee hana

 Rumeeyey ee Gaaloobay markaas sii badsaday

 Gaalnimo ma ahan u dhaafi iyaga, kumana hanuuniyo Jidka (Toosan).

 138 ) ugu bishaaree Munaafiqiinta inay Mudan Cadaab Daran. 

139 ) waana kuwa kayeesha Gaalada Sokeeye

 Mu'miniita ka sokow, ma waxay ka dooni Agtooda

 sharf, sharfna Eebaa iiskaleh dhamaanteda

140 ) wuxuu idiinku soo Dajiyey korkiinna 

Kitaabka dhexdiisa haddaad maqshaan aayaadka

 Eebe oo laga gaaloobi ama lagu jees jeesi ha

 fadhiisinina Agtooda intay ka dhumbadaan hadal

 kale, waxaad noqoneeysaan  iyaga oo kale Eebana

 wuxuu kul miyaa Munaafiqiinta iyo Gaalada Jahannamo dhammaan.

Post a Comment

0 Comments